March 22, 2016 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlay howlgalo ay ciidamadda dowladda soomaaliya ka sameeyeen suuqa bakaaraha ee magaaladda muqdisho, ayaa sheegay in Howlgalka ciidamadda ee laga sameeyay suuqa bakaaraha gaar ahaan Cabdalle Shideeye ayaa lagu soo qabtay Saddex Ruux oo la sheegay in ay yihiin Dadka …
March 04, 2016 – Waxaa maanta Ciidamada ilaalada u ah Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ay is hortaag ku sameeyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo ilaaladii la socotay. Gudoomiyaha Gobolka ayaa doonaayay in Isbitaalka uu ku booqdo dhaawacyadii ku waxyeeloobmay Qaraxii ka dhacay magaalada Baydhabo, waxa ayna Ciidamadu diideen in Gudoomiyaha iyo ilaaladiisa …