Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay Wadada muhiimka ah ee Jeneraal Daa’uud, taasi oo isku xirta Taalada Daljirka Dahsoon illaa Wadada Sodonka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in maamulkiisa uu dhisi doono wadadan iyo dhamaan waddooyinka kale ee bur buray ee ku yaalla magaalada Muqdisho. Mashruucan ayaa qeyb ka ah mashaariic uu hirgelinayo …
Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo wasaarada Amniga gudaha ayaa ku guuleestay in maanta dib loo furo Wadad Isku Xirta Wadnaha iyo Maka Al Mukarama oo kutaala goob muhiim u ah magaalada Muqdisho, Wadadan oo sanadihii lasoo dhaafay u xirneyd arimo dhinaca amaanka ah. Wadadan maanta la furay ayaa ah mida hormarta Guriga Shaqaalaha iskuna xirta Laamiyada …
Ra’isul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha wadada Sodonka ee magaalada Muqdisho. Ammaanka goobtaasi ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoona la xiray guud ahaan dhaq dhaqaaqa wadada wadnaha, Maka Al-Mukaram iyo Wadada Sodonka …
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir mudane, Taabit Cabdi Maxamed ayaa caawa kaga dhawaaqay xarunta gobolka ee dowlada hoose ee Xamar magacyada 15 guddoomiye oo loo magacaabay qaar ka mid ah 17-ka degmo ee gobolka Banaadir, iyadoo labada gudoomiye ee degmooyinka Kaxda iyo Heliwaa loo daayey xilalkooda. Munaasabada magacaabista looga dhawaaqay ayaa waxaa goob joog ka …
Waxaa maanta si rasmi ah xilka looga qaaday Gudoomiye kuxigeenadii maamulka gobolka Banaadur, waxaana isla maanta la magacaabay afar Gudoomiye kuxigeen iyo Xoghayaha Guud ee maamulka Gobolka Banaadir. Gudoomiye kuxigeenada cusub ayaa maanta barqadii la geeyay xarunta Maamulka gobolka Banaadir, waxa ayna halkaasi kula kulmeen Gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed iyo gudoomiye Kuxigeenadii xilka …
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin katirsan dowlada oo uu ku jiro Wasiirka Amniga Gudaha , Xildhibaano ayaa xalay qeybo kamid magaalada Muqdisho ah ku dhax lugeeyay , Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo masuuliyiintan kale ayaa booqday goobo ganacsi. Booqashadan uu gudoomiyaha ku tegay goobaha ganacsiga ayaa ah mid ay shacabka iyo ganacsatada ku dhiiri …
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa habeenkii xalay ahaa si rasmi ah ula wareegay xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, kadib xaflad xalay lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee Muqdisho. Xafladani xil wareejinta ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya mudane, Xasan Cali Khayre, xubno ka tirsan Golahiisa …
April 13, 2017 – Waxaa maanta magaalada Muqdisho si diiran loogu soo dhaweeyay guddoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir, ahna duqa caasimadda Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta ka soo degaay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladdan Muqdisho. Guddoomiyaha cusub ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyey Xildhibaanadda Labada Gole ee dowladda federaalka, Mas’uuliyiin ka tirsan …
February 13, 2017 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta dhagax dhigay jid cade muhiim ah kaasi oo ay gawaarida aad u adeegsadaan, Jid cadahani ayaa dhexmara xaafadaha Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Gudoomiye Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in shacabka Degmada Waaberi iyo Maamulka ay isku xilqaameen in dib loo dayactiro jid cadayaasha …
February 11, 2017 – Banaanbax balaaran oo uu soo diyaariyay Maamulka Gobolka Banaadir, kaas oo lagu taageeraayay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Banaanbaxan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay masuuliyiin uu kamid yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale. Shacabka goobtaasi isugu yimid …