Waxaa shalay dalka Kenya ka dhacdya doorashooyin ay ka qeyb galeen Malaayiin qof oo u dhashay dalkaasi, waxaana Doorashada ay tahay mid xasaasi ah oo ay ku tartamayaan masuuliyiin kala duwan oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha talada dalkaasi hada haya ee Uhuru Kenyatta iyo Hogaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga. Madaxweynaha talada haya ee Kenya Uhurru Kenyatta …
February 08, 2017 – Waxaa caawa si lama filaan ah xilka Madaxweynenimada dalka Soomaaliya ugu guulaystay musharax aan cidna saadaalin inuu ku guulaysan doono xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Abukaate Ibraahin Iidle Suleybaan, ayaa dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Rasaas dabaaldeg ah ayaa waxa ay ka dhaceysaa …
February 08, 2017 – Musharax Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ayaa goordhaw ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay tartanka wareega sadexaad ee doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya. Waxa uuna madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhibaanada maanta doorashada taariikhiga aheyd ee ka dhacday magaalada Muqdisho suurta galiyay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale …
February 08, 2017 – Waxaa goordhow lasoo gabo gabeeyay tirinta codadka Musharaxiinta ku tartameysa xilka Madxaweynaha Soomaaliya, weli laguma dhawaaqin tirada rasmiga ah ee uu musharaxweliba Helay. waxaana halkan idiinkugu haynaa Doorashadan oo aheyd mid aad u xamaasad badan ayaa ugu dambeyn waxaa isugu soo haray labo Musharax kuwaas oo ku tartami doona wareega sadexaad …
February 08, 2017 – Ra’isul Wasaarahii dowlada Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ka tanaasulay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya uuna u soo gudbay wareega labaad. Waxana uu tilmaamya R/Wasaaraha in uu go’aansaday in uu ka tanaasulo kana haro tartanka, waxa uuna si kaftan …
February 08, 2017 – Waxaa hadda la soo gaba gabeeyay wareegii 1-aad doorashada Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, oo iminka ka socota Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ka qayb qaadanayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay gaarayaan Saddex boqol iyo sideed iyo labaatan xubnood oo ka kala tirsan Xildhibaanada Labada Aqal oo ku sugan goobta doorashada ay ka socoto. …
February 08, 2017 – Shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta si weyn uga dhursugaya natiijada kasoo bixi doonta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo iminka si habsami leh uga socota Xerada Ciidamada cirka (Afisiyoone) ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanada labada Aqal ayaa maanta dooran doona Musharaxii ay u arkaan in uu hagi karo dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxaana inta badan …
February 08, 2017 – Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta ah kuwo xiran maalintii labaad, iyadoona wadooyinka muhiimka ah lagu arkayo ciidamo aad u hubaysan oo sugaya amniga. Hay’adaha ammaanka, ayaa waxay tani ku doonayan in ay ku xoojiyan nabadgelyada doorashada maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa maanta dooranaya madaxweynihii …
February 08, 2017 – Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee maanta lagu wado inay u codeeyaan madaxweynaha Cusub ee xilka dalka hayn doona 2017-2020, ayaa iyagana maanta ku jira liiska baaritaanka Xubnaha ka qaybagalaya Doorashada Madaxweynaha dalka oo lagu baarayo albaabka hore ee xarunta ciidamada Midowga Afrika ee Amisom. Sida ay soo warinayaan qaar kamid ah …
February 08, 2017 – Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa saaka ah mid degan, iyadoo maanta la’isu diyaarinayo inay dhacdo doorashada madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya. Waxaana maalmihii la soo dhaafay aad loo adkeeyey amniga caasimadda, inkastoo xalay meelo ka mid ah laga maqlayay dhawaqa madaafiicda hoobiyaha oo ku soo dhacayay xaafado kamid ah magaalada Muqdisho. Duleedka …