WasiirKA oo la hadlay laanta af-Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in ergayga uu galay khaladaad badan, isla markaana uu wasiirka amniga gudaha uu …
Sidoo kale qarixii ka dhacay maqaayada ku taala aaga wasaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha 5tii April ee 2017, oo uu geeyey gaari saaruf ahaa …
Warbixin sanadeedka oo aan wali la daabicin ayaa waxaa ay u sheegeysaa golaha Amaanka ee QM in Dhulka iyo Nidaamka Al-shabaab ay Canshuurta …
Kulan kan oo ka dhacay qasriga boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa Ra’iisul wasaaraha iyo Boqor Salmaan ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka …
Ciidamada dowladda oo kontrol gaadiidka lagu baaro ku leh taalada sayidka ayaa la sheegay iney markii hore joojiyeen gaarigan balse waxaa la sheegay …
Ciidamada Kenya oo wata dabaabaadka dagaalka ayaa gudaha usoo galay gudaha Balad Xaawo waxa ayna bur buriyeen guryo dad shacab lahaayeen, waxa ayna …
Ciidamada ayaa xaqiijiyay inay toogasho ku dileen ilaa shan ka tirsan ciidamadsii Al-Shabaab oo soo xirtay darees loo ekeysiiyay kuwa ciidamada amniga Qaranka, …
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, C/wali Jaamac Gorod oo la furay amarkaasi ayaa isla shalay wuxuu kulan la qaatay Saraakiisha dhalinyarada ah ee …
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, C/wali Jaamac Gorod oo la furay amarkaasi ayaa isla shalay wuxuu kulan la qaatay Saraakiisha dhalinyarada ah ee …
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Félix Houphouët-Boigny ee Abidjan Madaxweyne Ku Xigeenka dalkaas Mudane …
Madax farabadan oo afkrikaan u badan ayaa ka qeybgeli doona Munaasabada Caleemo saarka Madaxweyne Kenyatta waxaana ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi …
Wararka ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa lagu sheegay in diyaaradahooda dagaalka ay fuliyeen duqayn Daacishta Somaliya lagula beegsaday Gobolka Bari ee …
Safiirka dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Amb. Mohammed Ahmed Osman Al Hammadi, ayaa 311 Askari oo tababar ay u soo gaba gabeysay …
Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay taageerada ay dowladda Turkiga siiso dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku falanqeeyay …
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in guulo ay ku soo dhamaadeen dhamaan safaradii dalalkaasi uu ku tagay waxaana uu sheegay in madaxdii uu la …
Golaha Wasiirada ee dowladda federaalka ayaa waxay islamarkiiba Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka u magacaabeen General C/weli Jaamac Xuseen (Gorod). Ra’iisal Wasaare Khayre ayaa …
Golaha Wasiirada ee dowladda federaalka ayaa waxay islamarkiiba Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka u magacaabeen General C/weli Jaamac Xuseen (Gorod). VIDEO – 1 Ra’iisal …
Golaha Wasiirada ee dowladda federaalka ayaa waxay islamarkiiba Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka u magacaabeen General C/weli Jaamac Xuseen (Gorod). VIDEO – 1 Ra’iisal …
Golaha Wasiirada ee dowladda federaalka ayaa waxay islamarkiiba Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka u magacaabeen General C/weli Jaamac Xuseen (Gorod). Ra’iisal Wasaare Khayre ayaa …
Taliska Booliska Gobalka Banaadir ayaa sheegay in ragan Xarumo Daabacaad ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho, kuwaasi oo lagu sameeyo warqado Shacabka lagu Cabsi …
Warbaahinta dalka Canada ayaa baahisay in weerarka uu fuliyay nin 30-sano jir oo uu asalkiisu Soomaali yahay balse aan magaciisa la shaacin, waxaana …
Saldhigaan ayaa lagu waday in uu xariga ka jaro Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), balse waxaa maanta xariga ka jaray Ra’iisal …
Diyaaradan oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Jubba Airways ayaa waxay siday 200 ruux oo rakaab ah kuwaasi oo ay ka soo qaaday …
Qaraxani ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la soo dhigay ka soo horjeedka Hotel Weheliye, …
Cutubyo ka tirsan militeriga ciidanka xoogga dalka ayaa halkaas salaan sharaf ku siiyey Madaxweynaha, Sidoo kale Saraakiisha Soomaaliyeed ee tababarka ka bixiya dugsigaan …
Golaha ayaa ugu horeyn warbixin ka dhageystay hay’adaha amniga ee la xiriira xaaladaha amni ee dalka guud ahaan, gaar ahaan dhacdadii sarkaalka Jabhada …
Waxa kale oo uu Madaxweynaha dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya sheegay in C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) uu yahay muwaadin kasoo jeeda Deegaanka Soomaalida …
Ammaanka xeebta Liido iyo haraaraheeda ayaa maanta aad loo adkeeyay, Ka hor intii aanu Madaxweynaha Soomaaliya soo gaarin halkaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhalinyarada …
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa 14-kii bishan kalsoonida kala noqday Madaxweyne Cosoble, ka dib kulan deg deg ahaa oo ay ku yeesheen Xarunta …
Wiilka Weerarkan geystay ayaa la sheegay inuu yahay nin Soomaali ah oo 30 sano jir, kaasi oo mindi ku weeraray ciidamo roondo ka …