Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Daynuunay ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaa in Ciidamada dowladda dagaal ay kula wareegeen deegaankaasi.
Dagaalka ka dhacay degmeda Daynuunay ayaa waxaa la sheegayaa inay ku dhinteen illaa 6 Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda.