SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Dowladda Soomaaliya oo La Soo Gaarsiiyay Qalab Looga Hortago Cudurka CoronaViruska (SAWIRRO)

March 25, 2020

Garoonka Diyaaradaka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray diyaarad siday qalabka la dagaalanka cudurka COVID-19, ee ka dhashay Coronaviruska.

Diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo dejisay kartoono ay ku jiraan qalabkan oo loogu yaboohay Dowladda Federaalka.

Qalabkan ayaa ah deeq ka timid milyaneerka u dhashay dalka Shiinaha ahna la aasaasaha Shirkadda Online-ka wax ku iibisa ee Alibaba, Jack Ma.

Jack Ma ayaa Axadii Qaaradda Afrika u soo diray malaayiin agab ah, oo isugu jirta afuufka sanka & wejiga lagu xirto iyo dharka ay adeegsadaan hawlwadeenada caafimaadka, ee loo tababaray ka hortagga faafitaanka caabuqan.

Ninkan ayaa ugu talagalay agabyadan in looga hortaggo faafitaanka Coronavirus, xilli Afrika laga soo wariyay in laga diiwaangeliyay dad badan oo xanuunkooda la xiriira cudurka Coronaviruska.

March 26, 2020 Geesey

Recent Posts

  • Madaxda Dalalka IGAD oo Kulan Dagdag ah ku Yeeshay Qadka Internetka  (SAWIRRO)
    Madaxda Dalalka IGAD oo Kulan Dagdag ah ku Yeeshay Qadka Internetka (SAWIRRO)March 30, 2020
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjire James Swan (SAWIRRO)
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjire James Swan (SAWIRRO)March 26, 2020
  • Dowladda Federaalka oo Wali Dagaal Xoogan Kula Jirta Ururka Alshabaab (VIDEO)
    Dowladda Federaalka oo Wali Dagaal Xoogan Kula Jirta Ururka Alshabaab (VIDEO)March 26, 2020

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled