Qarax xoogan ayaa maanta waxa uu ka dhacay agagaarka Isgooska KM 4 ee magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw Bar koontarool oo laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Qaraxan ayaa la sheegay in uu ka dhashay gaari nuuciisu ahaan NOAH oo waxyaabaha qarxa saarnaayeen, waxaana gaarigan la sheegay in uu daba socday labo …
Xulka da’yarta Soomaaliyeed ayaa Sanadkan ka qayb qaadanaya Koobka kubad-cag-yaraha Adduunka ee(Mini-football World Cup 2019). Sanadkan waxaa tartankan ka qayb qaadanaya 32 xul kuwaasi oo dunida oo idil ka socda, iyadoo Maalmo ka hor isku aadkiisa lagu sameeyay magaalada Perth ee dalka Australia oo ah halka uu tartanku ka furmi doono 1-da ilaa 11-ka bisha …
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ee loo diyaarinayo howl-gallo ay Al shabaab uga xoraynayaan deegaannada ay weli gacanta ku hayaan ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha oo ciidanka ugu tegay inuu ku dhiirageliyo shaqada ay qaranka u hayaan iyo in uu ogaado baahida …