SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Dab Xoogan oo Maanta ka Kacay Kaalinta Shidaalka Isgoyska Banaadir (SAWIRRO)

January 17, 2019

Dab xoogan ayaa maanta ka kacay Xarun Kaalin Shidaal oo ku taalla meel ku dhaw Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho,dabkan ayaa ahaa mid qasaare xoogan geytay.

Muuqaalka Dabka qabsaday kaalinta ayaa ahaa mid si dhaqsiyo ah cirka isu shareeray, iyadoo goobtaasi laga kala cararray, waxaana dadweyne isugu soo baxay goobta ay dadaal u galeen sidii loo damin lahaa kaalintaasi.

Wax yar kadib ayaa waxaa goobtaasi soo gaaray gaadiidka dab demiska ee maamulka gobolka Banaadir, kuwaasi oo ah kuwo weli ku howlan deminta dabkaasi.

Kaalinta shidaalka ee Dabka uu ka kacay ayaa waxa ay u dhawdahay dhismaha wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya. ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay iyo wixii dhaliyey.

June 13, 2019 Geesey

Related Posts

  • DAAWO Saameynta uu Reebay Qaraxii Xalay Maqribkii ka Dhacay Muqdisho (SAWIRRO)
    DAAWO Saameynta uu Reebay Qaraxii Xalay Maqribkii ka Dhacay Muqdisho (SAWIRRO)February 24, 2018
  • Ciidamada Booliska oo Xalay Hawlgalo Gaar ah ka Fuliyay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Ciidamada Booliska oo Xalay Hawlgalo Gaar ah ka Fuliyay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)November 28, 2017
  • Banaanbax Balaaran oo Iminka ka Socda Magaalada Miuqdisho (SAWIRRO)
    Banaanbax Balaaran oo Iminka ka Socda Magaalada Miuqdisho (SAWIRRO)August 7, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled