SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Maxakamadda Darajada Kowaaad oo Xukun ku Fulisay Nin Qaraxyda Suubin Jiray (VIDEO)

December 25, 2018

Maxakamadda Darajada Kowaaad ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin ka tirsanaa ururka Shabaab, kaasi oo qeyb ka ahaa qaraxyo iyo dhibaatooyin kale oo loo geystay shacab ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Ninkan oo lagu magacaabo C/qaadir Abuukar Shaacir Maxamed oo 41 jir ahaa kuna dhashey magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ku lug lahaa sahminta iyo diyaarinta qaraxyada, waxaana kamid ah qaraxyadii uu diyaariyay kuwo ka dhacay hotel Wehliye, 13 bishii March 2017 ayna ku dhinteen ilaa 10 ruux, 17 kalena ay ku dhawacmeen.

Sidoo kale qarixii ka dhacay maqaayada ku taala aaga wasaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha 5tii April ee 2017, oo uu geeyey gaari saaruf ahaa oo qaraxa laga soo buuxiyay, kaasi oo sababay dhimashada 9 qof iyo dhaawaca 10 kale.

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa sidoo kale ku eedeysay inuu soo sahmiyay qarixii ka dhacay Baar Itaaliya 8-June 2017 halkaais oo ay ku geeriyoodeen 7 qof ayna ku dhaawacmeen 11 kale.

Gaashanle Sare C/llaahi Buule xeerilaaliyaha guud ee ciidanka qalabka sida ayaa sheegay in cadeymo kala duwan oo lagu helay ninkan, ugu dambeyna maxkamadda Ciidamada qalabka sida ay ku fulisay xukunkii lagu soo eedeeyay.

December 27, 2018 Geesey

Related Posts

  • Qarax Xoogan oo ka Dhacay Taalada Sayidka Muqdisho (VIDEO)
    Qarax Xoogan oo ka Dhacay Taalada Sayidka Muqdisho (VIDEO)March 25, 2018
  • DAAWO Saameynta uu Reebay Qaraxii Xalay Maqribkii ka Dhacay Muqdisho (SAWIRRO)
    DAAWO Saameynta uu Reebay Qaraxii Xalay Maqribkii ka Dhacay Muqdisho (SAWIRRO)February 24, 2018
  • Qaraxii Xooganaa ee Caawa Fiidkii Gilgilay magaalada Muqdisho (VIDEO)
    Qaraxii Xooganaa ee Caawa Fiidkii Gilgilay magaalada Muqdisho (VIDEO)February 23, 2018

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled