Warbixin sanadeedka oo aan wali la daabicin ayaa waxaa ay u sheegeysaa golaha Amaanka ee QM in Dhulka iyo Nidaamka Al-shabaab ay Canshuurta kasameeyaan ay ka weeynyihiin midka Dowladda Faderaalka ah ay Canshuurta ka sameeeyso ama ka qaado. Jawaanadda Dhuxusha ah waxaa lagu qaadaa doomo yar-yar oo watta calanka Iran waxana loo dhoofiyaa Dekedda Al-Xamariya …
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan heer sare ah la qaatay Boqorka dalka Sacuudiga ee Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud. Kulan kan oo ka dhacay qasriga boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa Ra’iisul wasaaraha iyo Boqor Salmaan ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo …
Hay’adda Qaramada midoobay ee dhanka Dambiyadda ayaa sheegtay in ganacsato xarun ku leh dalka Imaaraadka ay Iran u isticmaalayaa Bar ay u marto Dhuxusha Soomaaliya ee sida sharcidarada ah loo dhoofiyo taas oo Al-shabaab ay Malaayiin doolar ka sameeyaan canshuur ahaan. Warbixin sanadeedka oo aan wali la daabicin ayaa waxaa ay u sheegeysaa golaha Amaanka …
Kulan kan oo ka dhacay qasriga boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa Ra’iisul wasaaraha iyo Boqor Salmaan ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasaddaa. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale kulamo kala duwan la qaadanaya madaxda Bangiga horumarinta Islaamka oo ay …
Gaari qarax lagu soo xiray ayaa ka dhacay Isgooska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho, qaraxani ayaa waxa uu waxyeelo ka soo gaartay dadkii la socday gaariga qaraxa lagu soo xiray iyo shacab meesha ka dhawaa. Goobjoogayaal ayaa sheegayay in qaraxa uu dhacay xili uu gaariga socday, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhaawacmay labo ruux oo …
Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaaladda Riyaad ee dalka Boqortooyada Sucuudiga, kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxda dalkaasi. Ra’iisulwsaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran u soo dhoweeyay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Boqortooyada, iyada oo booqasho laba maalmood …
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee gaarka ah ahna Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha dalka Soomaaliya Mr. Nicholas Haysom. Guddoomiyaha iyo Ergayga gaarka ah ayaa ka wada hadlay wada shaqeynta QM iyo Golaha Shacabka, gaar ahaan sidii baarlamaanka looga taageeri lahaa dhinaca …
Askari boolis ah oo lagu magacaabo Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha ee degmada Hodan, xilli uu dhac u geysanayay shacab ka soo baxay salaadda subax iyo kuwa u sii socday Masjidyada ku yaallo xaafadaha degmada Hodan. Shacabka degmada ayaa ku war geliyay guddoomiye waaxeedka xaafadda iyo taliyaha rugta Boliiska, waxayna si …