SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

DAAWO Saameynta uu Reebay Qaraxii Xalay Maqribkii ka Dhacay Muqdisho (SAWIRRO)

February 24, 2018

Saameynta uu Reebay Qaraxii Xalay Maqribkii ka Dhacay Muqdisho ayaa waxaa weli bur bur aad u xooganu uu ka muuqdaa goobtii uu qaraxa ka dhacay ee Isgoyska Jubba, kaasi oo ah meel ku dhaw Hotelka Dorpin ee Magaalada Muqdisho.

Dad badan oo shacab ah ayaa xalay ku geeriyooday qaraxaasi, waana meesha dowladda ay sheegtay khasaaraha ugu badan ee shacabka inuu ka dhashay, maadaama dad badan halkaasi ay maraayeen.

Wasiirka amniga dalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa sheegay dad shacab ah oo qaarkood ka yimid dhanka Liido ,kuwaasi oo goobta qaraxa ka dhacay maraayay xilligii uu weerarku bilaawday, kuwaasina ay yihiin kuwa ugu badan ee qasaaruhu uu soo gaaray.

Suxufiyiinta oo saaka booqday goobtii ay wax ka dhaceen ayaa waxa ay soo arkeen bur burka dhismayaal badan oo qaraxa uu saameeyay, maadaama qaraxa gaariga loo adeegsaday uu ahaa mid culus.

Wali si rasmi ah looma oga inta uu la’eeg yahay khasaaraha rasmiga ah ee dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay gaarigii koowaad ee ku qarxay nawaaxiga Isgoyska KM0.

February 28, 2018 Geesey

Related Posts

  • Dab Xoogan oo Maanta ka Kacay Kaalinta Shidaalka Isgoyska Banaadir (SAWIRRO)
    Dab Xoogan oo Maanta ka Kacay Kaalinta Shidaalka Isgoyska Banaadir (SAWIRRO)January 17, 2019
  • Maxakamadda Darajada Kowaaad oo Xukun ku Fulisay Nin Qaraxyda Suubin Jiray (VIDEO)
    Maxakamadda Darajada Kowaaad oo Xukun ku Fulisay Nin Qaraxyda Suubin Jiray (VIDEO)December 25, 2018
  • Qarax Xoogan oo ka Dhacay Taalada Sayidka Muqdisho (VIDEO)
    Qarax Xoogan oo ka Dhacay Taalada Sayidka Muqdisho (VIDEO)March 25, 2018

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled