Madaxweynaha Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Isbeyn u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Diblumaasiyiin ka tirsan labada dal ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo Arrimaha …
Saameynta uu Reebay Qaraxii Xalay Maqribkii ka Dhacay Muqdisho ayaa waxaa weli bur bur aad u xooganu uu ka muuqdaa goobtii uu qaraxa ka dhacay ee Isgoyska Jubba, kaasi oo ah meel ku dhaw Hotelka Dorpin ee Magaalada Muqdisho. Dad badan oo shacab ah ayaa xalay ku geeriyooday qaraxaasi, waana meesha dowladda ay sheegtay khasaaraha …
Ciidamada ayaa xaqiijiyay inay toogasho ku dileen ilaa shan ka tirsan ciidamadsii Al-Shabaab oo soo xirtay darees loo ekeysiiyay kuwa ciidamada amniga Qaranka, waxaana labaka mid ah lagu dilay bar koontarool oo ciidamadu ay ku leeyihiin Taalada Sayidka, halkaasi oo ay xoog ku soo mareen markii ay ciidamadu ka shakiyeen. VIDEO – 1 Gaari walxaha …
Ciidamada gaar ah ee qaabilsan illalada Madaxtooyada Qaranka ayaa isla caawa fiidkii soo gabagabeeyay halgalladii ay kaga hortagayeen maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday baro koontarool oo laga soo galo xarunta Madaxtooyada. Ciidamada ayaa xaqiijiyay inay toogasho ku dileen ilaa shan ka tirsan ciidamadsii Al-Shabaab oo soo xirtay darees loo ekeysiiyay kuwa ciidamada amniga …
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka Turkiga Mudane Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Dowladda Turkiga taageerada ay mar walba la garab taagantahay Soomaaliya, waxa uuna ammaanay xiriirka walaaltinnimada leh ee kala dhexeeya Turkiga. Ra’iisul …
Ciidamada Xooga dalka ayaa sheegay inay fuliyeen Howlgalo lagu beegsanayo saraakiil ka tirsan ururka Alshabaab, Howlgaladani ayaa ka dhacay saldhig Al-Shabaab ay ku lahaayeen degmada Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe, iyagoo halkaasi ku dilay ilaa 30 ka tirsan maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab. Waxaa loo maleynayaa in howl-galadaasi lagu dilay horjoogayaal uu ku jiro hoggaamiyaha Al-Shabaab ee …