SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Madaxweyne Farmaajo oo maanta ka Qaybgalaya Shir Madaxeedka Caadiga ah ee Midowga Afrika

January 28, 2018

Saaka ayaa lagu waddaa in magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, uu ka furmo Shir Madaxeedka Caadiga ah ee ururka Midowga Afrika, iyadoona Shirkaasi uu ka qayb galayo Madaxweynaha Soomaaliya oo hadda ku sugan caasimadda dalkaasi.

Shirkan oo ah kii 30-aad ee Madaxda Afrika isugu yimaaddaan ayaa socon doona muddo laba maalmood ah, waxaana sanadkaan looga hadli doonaa xoojinta dagaalka lagula jiro musuqmaasuqa oo ay hoggaamiyeyaasha Afrika si wadajir ah uga shaqeyn doonaan.

Shirkaasi ayaa sidoo kale lagu casuumay madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas Abuumaasin oo halkaasi ka jeedin doona khudbad la xiriirta arrimaha Falastiin,isagoo sidoo kale soo bandhigi doona aragtidiisa ku aadan go’aankii madaxweyne Trump ee Qudus.

Madaxda Afrika ayaa sidoo kale lagu waddaa in ay yeeshaan kulamo gooni gooni ah oo looga hadlaayo xaaladda Afrika, Madaxweyne farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Itoobiya waxa uu kulan la qaadan doonaa madax kala duwan.

January 29, 2018 Geesey

Related Posts

  • Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Cusub ee Dalka Spain (SAWIRRO)
    Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Cusub ee Dalka Spain (SAWIRRO)February 28, 2018
  • Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Itoobiya Kula Kulmay Madax Kala Duwan (SAWIRRO)
    Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Itoobiya Kula Kulmay Madax Kala Duwan (SAWIRRO)January 29, 2018
  • Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku Bixiyay in Saraakiisha Da’da yar Loo Dhiibo Xilal Sare (VIDEO)
    Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku Bixiyay in Saraakiisha Da’da yar Loo Dhiibo Xilal Sare (VIDEO)December 26, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled