SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Dagaal Xoogan oo Markale ka Qarxay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

January 28, 2018

Saaka Aroortii hore ayaa waxaa dagaal xoogan uu ka qarxay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, kaasi soo u dhaxeeya ciidamo halkaasi isku horfadhiyay oo ka kala socda maamuladda Puntland iyo Soomaaliland.

Dagaalka ayaa la sheegayaa in uu ka qarxay saldhig ciidamada Soomaaliland ay ku leeyihin duleedka deegaanka Tukaraq, wararka ayaa waxa ay intaasi ku daraya in dagaalkani uu iskiis u istaagay iyadoo ciidamada Puntland iyo Soomaaliland ay goobohoodii ku kala noqdeen.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa labada dhinac soo kala gaaray sida ay sheegayaan dadka deegaanka wallow aan si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha dhabata ee uu geystay dagaalkani.

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo Qiyaastii 86km u jirta Magaalada Garoowe ayaa 8-dii Bishan waxaa dagaal kula wareegay ciidamada Maamulka Soomaaliland waxaana intaas wixii ka dambeeyay socday Guluf colaadeed oo ay labada dhinac wadeen.

January 28, 2018 Geesey

Related Posts

  • Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay Xuska 20-sano guurada Puntland (SAWIRRO)
    Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay Xuska 20-sano guurada Puntland (SAWIRRO)August 4, 2018
  • Madaxweyne Gaas oo Maanta Xariga ka Jaray Xarumo Cusub oo Laga Hirgaliyay Magaalada Gaalkacyo (SAWIRRO)
    Madaxweyne Gaas oo Maanta Xariga ka Jaray Xarumo Cusub oo Laga Hirgaliyay Magaalada Gaalkacyo (SAWIRRO)December 25, 2017
  • Puntland oo Sheegtay Inay Gacanta ku Dhigtay Dadkii ka Danbeeyay Qaraxii Deegaanka Af Urur
    Puntland oo Sheegtay Inay Gacanta ku Dhigtay Dadkii ka Danbeeyay Qaraxii Deegaanka Af UrurSeptember 4, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled