SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku Bixiyay in Saraakiisha Da’da yar Loo Dhiibo Xilal Sare (VIDEO)

December 26, 2017

Madaxweynaha dalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in Saraakiisha dhalinyarada ah ee ka midka ah ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed loo dhiibo xilal sare, maadaama dhalinyaradaasi ay yihiin kuwo wax soo bartay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, C/wali Jaamac Gorod oo la furay amarkaasi ayaa isla shalay wuxuu kulan la qaatay Saraakiisha dhalinyarada ah ee ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa waxa uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya uu waydiistay in hoggaanada ciidanka iyo Talisyada qaybaha loo dhiibo Saraakiisha da’da yar ee tababarada casriga ah soo qaatay.

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ugu danbeyntii sheegay in Saraakiisha da’da yar ee ku jira Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed loo dhiibi doono xilal sare ee hoggaanada ciidanka dalka.

January 2, 2018 Geesey

Related Posts

  • Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday Ciidamo ku Jira Xerada Tababarka Gen. Gordan (SAWIRRO)
    Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday Ciidamo ku Jira Xerada Tababarka Gen. Gordan (SAWIRRO)June 13, 2019
  • Saraakiil Cusub oo lagu soo tababaray Dalka Turkiga oo soo Gaaray Muqdisho (SAWIRRO)
    Saraakiil Cusub oo lagu soo tababaray Dalka Turkiga oo soo Gaaray Muqdisho (SAWIRRO)January 11, 2019
  • Askari Shacabka Taleefanada ka Aruursanayay oo Gacanta Lagu soo Dhigay (SAWIRRO)
    Askari Shacabka Taleefanada ka Aruursanayay oo Gacanta Lagu soo Dhigay (SAWIRRO)October 8, 2018

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled