SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Ra’iisul Wasaare Khayre & Keating oo Gaaray Magaalada Baraawe (SAWIRRO)

November 16, 2017

Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre & Keating ayaa maanta ka dagay garoonka Magaalada Baraawe ee xarunta cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe ayaa waxaa wafdigan ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed mudane, Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Ammaanka Magaalada Baraawe ayaa si wayn loo adkeeyay, ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda ayaana adkeeyay ammaanka wadooyinka ku gadsaaman madaxtooyada maamulka.

Xoogag ka tirsan Al Shabaab ayaa duleedka Degmada Baraawe waxaa la sheegay inay ka soo tuureen dhawr madfac, balse lama sheegin khasaare ka dhashay iskudayga carqaladeyntaasi.

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya iyo micheal Keating ayaa loo galbiyay Madaxtooyadda Maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baraawe, iyadoo halkaasi ay xaflad soo dhaweyn ahi ka socoto.

November 20, 2017 tuugahaladilo2015

Related Posts

  • Ra’iisul Wasaare khayre oo Maanta Kormeer Shaqo ku Tegay Wasaarado Kala Duwan (SAWIRRO)
    Ra’iisul Wasaare khayre oo Maanta Kormeer Shaqo ku Tegay Wasaarado Kala Duwan (SAWIRRO)March 13, 2018
  • Maraykanka oo Gawaari Ugu Deeqay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed (SAWIRRO)
    Maraykanka oo Gawaari Ugu Deeqay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed (SAWIRRO)January 10, 2018
  • Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada oo Maanta soo Gaaray Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada oo Maanta soo Gaaray Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)January 7, 2018

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Hooyo Soomaaliyeed oo Taksiile ka ah Dalka Australia oo ka Yaabsatay Ragii (VIDEO)
    Hooyo Soomaaliyeed oo Taksiile ka ah Dalka Australia oo ka Yaabsatay Ragii (VIDEO)May 31, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2017 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More