SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo la soo Gaarsiiyay Magaalada Muqdisho (VIDEO)

August 13, 2017

Waxaa goor dhow oo galabta ah Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad gaar ah oo siday afhayeenkii hore ee ururka Al Shabaab Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), ka dib markii ay ka soo qaaday Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool.

Mukhtaar Roobow ayaa waxa uu saakay soo gaaray Magaalada Xudur, kadib markii duleedka magaaladaasi ay ka soo gelbiyeen Ciidamada Gaarka ee Maamulka Koonfur Galbeed, oo garab ka helaya Ciidamada Dowladda iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika.

Ka hor inta aan Mukhtaar Roobow loo soo duulin Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu Magaalada Xudur kula kulmay Wasiirka Difaaca Soomaaliya, C/rashiid C/laahi Cali, waxaana kulankaasi ka soo baxay in ninkaasi loo soo duuliyo Magaalada Muqdisho.

 

Magaalada Muqdisho waxaa xiligan ku sugan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo muhiim u ahaa wadahadalada la isugu soo dhaweeyay Dowladda Dhexe iyo Mukhtaar Roobow.

Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Khayre ka codsaday inaanan Abuu Mansuur loola dhaqmin si lamid ah, sidii loola dhaqmay Xasan Daahir Aweys.

DHAGAYSO

http://www.sawirrotv.com/wp-content/uploads/2017/08/Deg-Deg-FARXAD-Mukhtaar-Roobow-oo-Hada-Muqdisho-ka-Dagey-lana-kulmay-farmaajo-iyo-khayre.mp3

August 14, 2017 Geesey

Related Posts

  • Ra’iisul wasaare Khayre oo Kormeeray Howlaha Dekadda Muqdisho (SAWIRRO)
    Ra’iisul wasaare Khayre oo Kormeeray Howlaha Dekadda Muqdisho (SAWIRRO)January 6, 2019
  • Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Dalka Laga Eryay & Dowladda oo ka Hadashay (VIDEO)
    Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Dalka Laga Eryay & Dowladda oo ka Hadashay (VIDEO)January 2, 2019
  • Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ansixiyay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka (SAWIRRO)
    Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ansixiyay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka (SAWIRRO)December 31, 2018

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled