SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Wadada Isku Xirta Wadnaha iyo Maka Al Mukarama oo Maanta Dib Loo Furay (SAWIRRO)

August 12, 2017

Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo wasaarada Amniga gudaha ayaa ku guuleestay in maanta dib loo furo Wadad Isku Xirta Wadnaha iyo Maka Al Mukarama oo kutaala goob muhiim u ah magaalada Muqdisho, Wadadan oo sanadihii lasoo dhaafay u xirneyd arimo dhinaca amaanka ah.

Wadadan maanta la furay ayaa ah mida hormarta Guriga Shaqaalaha iskuna xirta Laamiyada Maka Al Mukarama iyo kan Wadnaha, waxaana wadadn dhawaan lagu sameeyay dib u dhis iyadoona la saaray laami cusub.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dib u furirda wadadan ay tahay mid muhiim u ah shacabka oo dhib badan ku qabay, waxaana wadadan ay sahleysaa in mashqulkii badnaa ka yareeso laamiga Maka Al Mukarama.

Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo ka qaybgalay furitaanka wadada ayaa shaaciyay in hada waxii ka dambeeya ay furan tahay wadadaasi ayna dadku isticmaali karaan.

August 13, 2017 Geesey

Related Posts

  • Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Dhagax Dhigay Wadada Jeneraal Daa’uud (SAWIRRO)
    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Dhagax Dhigay Wadada Jeneraal Daa’uud (SAWIRRO)September 10, 2017
  • Ra’isul Wasaare Khayre iyo Gudoomiyha Gobolka Banaadir oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Sodonka (VIDEO)
    Ra’isul Wasaare Khayre iyo Gudoomiyha Gobolka Banaadir oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Sodonka (VIDEO)May 28, 2017
  • Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Magacaabay 15 Gudoomiye Degmo ee Gobolka Banaadir (VIDEO)
    Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Magacaabay 15 Gudoomiye Degmo ee Gobolka Banaadir (VIDEO)May 23, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled