SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Maamulka Koonfur-Galbeed oo Beeniyay in Mukhtaar Roobow Lagu Dilay Dagaalkii ay Shabaabka ku Qaadeen (Dhagayso)

August 10, 2017

Waxaa saacadihii u danbeeyay soo baxayay warar sheegaya in Abuu Mansuur Roobow lagu dilay dagaal gaadmo ah oo ay ku qaadeen ciidamo katirsan Ururka Al Shabaab kaasi ka dhacay duleedka deegaanka Abal oo katirsan Gobolka Bakool.

Warkani la’isla dhexmarayay ayaa waxaa beeniyay masuuliyiin katirsan Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana arintaasi ka hadla ku simaha Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, ahna Wasiirka Beeraha ee Maamulkaasi Maxamed Xasan Fiqi kaasi oo la hadlay Idaacada VOA sheegayna inuu nool yahay Muqtaar Roobow (Abuu Mansuur).

Wuxuuna tilmaamay wasiirku in maamulka Koonfur Galbeed uu xaqiijiyay arinkaasi, taasi oo meesha ka saareyso wararkii la isla dhexmaraayay oo sheegayay in Abuu Mansuur dagaalkii cuslaa ee Abal lagu dilay.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Koonfur Galbeed si toos ah ugu bareerayso dagaal lagu dhibaateynaayo Shabaab, taasina wuxuu ku sheegay inay tahay waxa Maamulka uu u taagan yahay.

Waxaa adag helida xogaha dhabta ah ee ku saabsan dagaalkii cuslaa ee Abuu Mansuur iyo Al Shabaab ku dhexmaray Gobolka Bakool.

DHAGAYSO

http://www.sawirrotv.com/wp-content/uploads/2017/08/abuu-masuur.mp3

August 11, 2017 Geesey

Related Posts

  • Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Sagootiyay Mr Vikram Parekh (SAWIRRO)
    Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Sagootiyay Mr Vikram Parekh (SAWIRRO)December 25, 2018
  • Maxakamadda Darajada Kowaaad oo Xukun ku Fulisay Nin Qaraxyda Suubin Jiray (VIDEO)
    Maxakamadda Darajada Kowaaad oo Xukun ku Fulisay Nin Qaraxyda Suubin Jiray (VIDEO)December 25, 2018
  • Ciidamada Xoogga Dalka Oo Soo Bandhigay Saraakiil ay ka Dileen Ururka Al-Shabaab (Sawirro)
    Ciidamada Xoogga Dalka Oo Soo Bandhigay Saraakiil ay ka Dileen Ururka Al-Shabaab (Sawirro)February 5, 2018

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled