SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Askari Somali-American ah oo Toogasho ku Dilay Gabar Cadaan ah (VIDEO)

July 18, 2017

Booliiska magaalada Minneapolis ayaa baaritaano dheeraad ah ku wada qaabka uu u dhacay dil askari Soomaali-American ah oo katirsanaa ciidanka booliiska ee magaaladaasi Minneapolis kaasi oo toogtay haweeneyda u dhalatay dalka Australia.

Ninkan oo lagu maga caabo Maxamed Nuur oo katirsanaa booliiska magaalada Minneapolis ayaa la sheegay in uu ka dambeeyay dil loo geestay Haweeney u dhalatay dalka Australia oo lagu magacaabo Justine Damond, waxaana wali la baarayaa qaabka uu u dhacay dilkan.

Haweenayda uu dilay askarigan Soomaali-Mareykankanka ah ayaa wacday lambarka 911 si ay booliiska ugu wargaliso dhaq dhaqaaq iyo cod ka soo yeeray gurigeeda agtiisa, waxaana booliiska markii uu gaaray gurigeeda dhacday in haweeneydaasi halkaasi lagu toogto.

Askarigan Soomaaliga ah ee dilka geestay ayaa si KMG ah shaqada looga fariisiyay, Waaxda badbaada Shacabka ayaa sheegtay in ay baaritaan ku hayso arrinta Sabtidii dhacday, laakiin waxay intaas ku dareen in aysan daarnayn kaameerada askariga ku xirnayd markii ay arrintaasi dhacaysay.

Duqa magaalada Minneapolis, Betsy Hodges oo war kooban kasoo saartay dilkan ayaa sheegtay in ay aad uga naxday kana qalbi jabtay falkan dilka ah ee magaaladeeda ka dhacay.

July 30, 2017 Geesey

Related Posts

  • Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ku Weeraray Hogaamiyihii Ururka Daacish ee Gobolka Bari (VIDEO)
    Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ku Weeraray Hogaamiyihii Ururka Daacish ee Gobolka Bari (VIDEO)November 4, 2017
  • Diyaaradii Ugu Horeysay Mudo 25-Sano Kadib Xalay ku soo Degtay Garoonka Aadan Cadde (VIDEO)
    Diyaaradii Ugu Horeysay Mudo 25-Sano Kadib Xalay ku soo Degtay Garoonka Aadan Cadde (VIDEO)September 24, 2017
  • Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Xariga ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada (SAWIRRO)
    Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Xariga ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada (SAWIRRO)August 16, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled