SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka Qeybgalay Shir Horudhac u ah kan London (VIDEO)

May 10, 2017

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta Magaalada London ee dalka Ingiriiska uga qeyb galay shir horudhac u ahaa midka maalinta berri ah ka furmi doona Magaaladaasi London.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Wakiilka gaarka ah Qarmada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating, Qurbajoogta Soomaaliyeed, Ururada bulshada Rayidka iyo xubno kale.

Shirkan ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa, sida ay qurbajoogta Soomaaliyeed ay uga qeyb qaadan karaan Hormarinta Dhaqaalaha dalk Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya midane, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in la dhisi doono Hay’adda Qurbajoogta Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu sheegay Masaxweynuhu in ay muhiim tahay in Qurbajoogta Soomaalida ay maalgashi ku sameystaan dalka si dhaqaalaha Soomaaliya uu sare ugu kaco.

 

Malinta berri ah oo Taariikhda ay ku beegan tahay 11-ka May ayaa waxaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ka furmaya shir la sugayay ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, waxaana ka qeyb galaya wafdi balaaran ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya, iyo hogaamiyeyaal ka socda beesha caalamka.

May 11, 2017 Geesey

Related Posts

  • Farmaajo oo Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Ra’iisul Kuxigeenka Dalka Turkiga (SAWIRRO)
    Farmaajo oo Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Ra’iisul Kuxigeenka Dalka Turkiga (SAWIRRO)February 23, 2018
  • Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Itoobiya Kula Kulmay Madax Kala Duwan (SAWIRRO)
    Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Itoobiya Kula Kulmay Madax Kala Duwan (SAWIRRO)January 29, 2018
  • Madaxweynaha Famaajo oo Dalka Ivory Coast Kula Kulmay Madax ka Socota Caalamka (VIDEO)
    Madaxweynaha Famaajo oo Dalka Ivory Coast Kula Kulmay Madax ka Socota Caalamka (VIDEO)December 1, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled