SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Dowladda Federaalka oo ka Mahad Celisay Barnaamijka Dalka Imaaraadka Lacagta ugu soo Uruurinay (SAWIRRO)

April 21, 2017

Dowladda Federaalka ayaa uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) maanta oo Jimco ah u iclaamiyey maalinta gurmadka abaaraha dalka Soomaaliya oo dhammaan TV-yada dalkaasi Imaaraadka ay si toos ah (live) ugu ololeyn doonaan in lacago loo uruuriyo dadka Abaarta ay ku habsatay.

Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maanta kulan gaar ah la qaatay Safiirka Imaaraadka u fadhiya dalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Al-Othman ayaa ugu horeyn uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee dalka Imaaraadku uu u fidiyo Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyo weliba gaar ahaan qorshaha ololaha lacag ururinta ee maata oo Jimce ah ee 21ka April 2017 oo dhammaan telefishinada dalka Imaaraadka ay si toos ah (live) lacag ururin doonaan laga bilaabo 1-da duhurnimo ilaa iyo 7da fiidnimo.

Wasiir Eng. Yarisow ayaa yiri “Soomaaliya ma iloobi doonto cid kasta oo u soo gurmata waqtigan xasaasiga ah oo ay shacabka Soomaaliyeed la tacaalayaan abaaro ba’an oo laga cabsi qabo in macluul ay dalka ka dilaacdo.

April 22, 2017 Geesey

Related Posts

  • Dalka Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Inuu Ku Xad Gudbo Dalka Soomaaliya (VIDEO)
    Dalka Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Inuu Ku Xad Gudbo Dalka Soomaaliya (VIDEO)October 10, 2018
  • Xarun Laga Hago Gargaarka Dalka oo Maanta Muqdisho Laga Hirgaliyay (SAWIRRO)
    Xarun Laga Hago Gargaarka Dalka oo Maanta Muqdisho Laga Hirgaliyay (SAWIRRO)April 19, 2017
  • Madaxweyne Farmaajo oo Galabta u Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta
    Madaxweyne Farmaajo oo Galabta u Ambabaxay Dalka Imaaraadka CarabtaApril 9, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled