SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Madaxweyne Farmaajo oo Galabta u Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta

April 9, 2017

April 09, 2017 – Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi balaaran ee uu hogaaminayo ayaa Galabta u dhoofay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta, waxaana garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku sii sagootiyay Madax ka tirsan Dowladda Federaalka.

Madaxweynaha Farmaajo ayaa la filayaa inuu dalka Imaaraadka kula kulmo Madaxda Wadankaasi, kuwaasi oo uu kala hadli doono Arrimo ay ka mid yihiin, Muranka ka dhashay Saldhigga Milatari ee Imaaraadka Carabta uu ka dhisanayo Dekedda magaalada Berbera.

Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa iminka horyaalla Mooshin ka dhan ah Heshiiska Somaliland ay la gashay Dowladda Imaaraadka Carabta, kaas oo dhigaya in magaalada Berbera ay dowladda Imaaraadka ka dhisan karto saldhigga Milatari oo ay ka howlgalaan diyaaradaheeda dagaalka ee Imaaraadka.

April 10, 2017 Geesey

Related Posts

  • Dalka Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Inuu Ku Xad Gudbo Dalka Soomaaliya (VIDEO)
    Dalka Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Inuu Ku Xad Gudbo Dalka Soomaaliya (VIDEO)October 10, 2018
  • Farmaajo oo Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Ra’iisul Kuxigeenka Dalka Turkiga (SAWIRRO)
    Farmaajo oo Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Ra’iisul Kuxigeenka Dalka Turkiga (SAWIRRO)February 23, 2018
  • Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Gaaray Dalka Itoobiya Kana Hadlay Safarkiisa (VIDEO)
    Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Gaaray Dalka Itoobiya Kana Hadlay Safarkiisa (VIDEO)October 23, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled