SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Falanqayn: Heshiiska Saldhigga Militeri ee Imaaraadka uu ka Dhisanayo Magaalada Berbera (Dhagayso)

March 20, 2017

March 20, 2017 – Waxaa soo baxaya dhaliilo laga muujinayo hehsiikii ay kala saxiixdeen dalka Imaaraatka Carabta iyo Somaliland, kaasi oo dhigayo in Imaaraadku uu mudo 25-sano ah Ijaaranayo dhul baaxad weyn oo ku yaala magaalada Berbera.

Hadaba, Ustaad Ceydaruus Maxamed Cabdi oo falanqeeya siyaasadda iyo amaanka geeska Afrika ayaa sheegay in heshiiskaasi keenayo cawaaqib xumo mustaqbalka ah iyo dagaal faraha looga gubto oo dhexmara muslimiinta Sunnida ah iyo kuwa Shiicada ah.

Utsaad ayaa hoosta ka xariiqay in haddii xarunt uu Imaaraadka ka furanayo magaalada Berbera laga beegsado bartilmaameedyo ay leedahay dowladda Iran in cagta la marin doono magaalada Berbera, dhibaatooyin lixaadlahina uu ka soo gaari doono shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaasi.

DHAGAYSO

http://www.sawirrotv.com/wp-content/uploads/2017/03/Heshiiska-Saldhigga-Militeri-ee-Imaaraadka-1.mp3

March 21, 2017 Geesey

Related Posts

  • Dalka Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Inuu Ku Xad Gudbo Dalka Soomaaliya (VIDEO)
    Dalka Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Inuu Ku Xad Gudbo Dalka Soomaaliya (VIDEO)October 10, 2018
  • Dagaal Xoogan oo Markale ka Qarxay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool
    Dagaal Xoogan oo Markale ka Qarxay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka SoolJanuary 28, 2018
  • Somaliland oo Maanta Sheegtay Inay Xiriirka u Jartay Dalka Qadar (VIDEO)
    Somaliland oo Maanta Sheegtay Inay Xiriirka u Jartay Dalka Qadar (VIDEO)June 10, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled