Ciidamada Nabadsugida ee (NISA) ayaa illaa hadda ku mashquulsan gaariga qarxay nooca uu yahay, marka laga soo tago inuu ahaa gaari yar oo nooca raaxada ah, maadaama gaariga uu bur buray, lana waayay raad lagu ogaado nooca gaarigaasi uu ahaa.