March 31, 2017 – Madaxweynaha Maamulka Jubbaland mudane, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in Maamulka Somaliland loo ogolaado Mashruucyada ay helaan inta badan Maamul Goboleedyada. Waxa uuna sheegay Madaxweynaha in loo baahan yahay Maamulka Somaliland in fursad loo siiyo inay helaan Mashruucyada ay helayaan Dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Madaxweyne Madoobe ayaa Dowladda …
Waxa uuna sheegay Madaxweynaha in loo baahan yahay Maamulka Somaliland in fursad loo siiyo inay helaan Mashruucyada ay helayaan Dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Somaliland oo sheegtay inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, ayna si dal madaxbanaan dowladaha kale ula macaamilayso , laakiin Somaliland ayaan weli helin wax Aqoonsi ah oo kaga yimaada dhanka beesha …
March 31, 2017 – Golaha Wasiirada ee maamulka Puntland oo shalay kulankoodii qamiislaha ahaa isugu yimid magaalada Garoowe ayaa ansixiyey heshiis maamulka Puntland uu la galay shirkad ka soo jeeda dalka Shiinaho oo ka shaqeysa dhismooyinka. Shirkaddan oo lagu magacaabo China Civil Ingnineering Construction Corp. ayaa horey heshiiskan ula saxiixatay madaxweyne C/weli Gaas oo ku …
March 30, 2017 – Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay yeeshay kulankoodii ugu horeeyey, kadib maarkii maalintii shalay lagu ansixiyay xarunta Baarlamaanka federaalka. Shirkani ayaa waxaa shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada federaalka, Mudane Xasan Cali Kheyre, waxaana ugu horeyn looga hadlay Ajande ka kooban soo dhoweyn, Nidaamka iyo xeerararka shirarka …
March 30, 2017 – Waxaa la soo gabagabeeyay shirkii ay yeesheen hogaamiyeyaasha madaxda Jaamacadda Carabta, kaas oo ay ku sheegeen inay xiriir taariikhi ah la furi doonaan dalka Israel, hadii ay ka baxdo dhulka Falastiiniyiinta ee ay haysato tan iyo 1967. War murtiyeedkii ka soo baxay shirka madaxda Jaamacadda Carabta oo uu akhriyey xog-hayaha guud …
March 29, 2017 – Waxaa maanta markii u horeysay ee in muddo ah magaalada Muqdisho si toos ah uga ambabaxay Diyaaradii ugu horeysay oo si toos ah uga degi doonta Garoonka Diyaaradaha ee Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Duulimaadkan tooska ah ayaanan mari dooni Magaalada Wajeer ee dalka Kenya, oo markii hore …
Duulimaadkan tooska ah ayaanan mari dooni Magaalada Wajeer ee dalka Kenya, oo markii hore diyaaradaha Kenya u safra ee Muqdisho ka baxa ay sii mari jireen si loogu baaro halkaasi, balse heshiis ay wada gaareen labada dowladood dhaqangalkiisa ayaa bilaabanaya maanta. Shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhaweeyay dhaqangalka heshiiska labada dowladood ay wada …
March 29, 2017 – Waxaa maanta xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyay, xubnaha wasiirada cusub ee xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, ka dib markii xildhibaanada baarlamaanka ay codka aqlabiyadda leh siiyeen wasiirada cusub. U Codeynta Golaha Wasiirada cusub oo gacan taag ahayd, ayaa waxaa haa ugu codeysay 224 Xildhibaan, iyasoo 15 ay diiday, halka …
U Codeynta Golaha Wasiirada cusub oo gacan taag ahayd, ayaa waxaa haa ugu codeysay 224 Xildhibaan, iyasoo 15 ay diiday, halka 2 kalana ay ka aamustay. Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre oo qudbad gaaban ka jeediyay goobtaasi ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka kaga mahadceliyay kalsoonidii ay siiyeen markii la soo magacaabay iyo kalsoonida kale ee ay maanta …
March 29, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Camaan ee caasimadda dalka Jordan, halkaasi oo maanta la filayo in uu ka furmo Shir Madaxeedka ururka Jaamacada Carabta. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Camaan kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan Dowlada dalka …