SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Fariin u Diray Madxaweyne Farmaajo (SAWIRRO)

February 11, 2017

February 11, 2017 – Banaanbax balaaran oo uu soo diyaariyay Maamulka Gobolka Banaadir, kaas oo lagu taageeraayay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Banaanbaxan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay masuuliyiin uu kamid yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Shacabka goobtaasi isugu yimid oo qaarkood watay sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa isugu soo baxay Taalada Daljirka Daahsoon waxayna ku soo bandhigeen dareenkooda ku aadan is bedelka ku yimid hogaanka dalka.

Gudoomiyaha oo la hadlayay bannaanbaxa-yaasha, ayaa wuxuu Madaxweynaha Soomaaliya uu u diray farriin ah, in xuquuqdii Gobolka Banaadir uu soo dhiciyo.

Gudoomiye Yuusuf Xuseen ayaa cod kore ku sheegay xuquuqdii siyaasiga ee Gobolka Banaadir in uu maqan yahay, isagoo intaa ku daray inaanay ilaawi doonin, isla-markaana ay har iyo habeenba u taagnaan doonaan sidii xuquuqdaasi lagu heli lahaa.

February 11, 2017 Geesey

Related Posts

  • Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Dhagax Dhigay Wadada Jeneraal Daa’uud (SAWIRRO)
    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Dhagax Dhigay Wadada Jeneraal Daa’uud (SAWIRRO)September 10, 2017
  • Wadada Isku Xirta Wadnaha iyo Maka Al Mukarama oo Maanta Dib Loo Furay (SAWIRRO)
    Wadada Isku Xirta Wadnaha iyo Maka Al Mukarama oo Maanta Dib Loo Furay (SAWIRRO)August 12, 2017
  • Ra’isul Wasaare Khayre iyo Gudoomiyha Gobolka Banaadir oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Sodonka (VIDEO)
    Ra’isul Wasaare Khayre iyo Gudoomiyha Gobolka Banaadir oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Sodonka (VIDEO)May 28, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled