SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Madaxweynaha Romania oo ka Horyimid Inuu xilka Ra’iisulwasaarenimo u Dhaariyo Haweeney Muslim ah (VIDEO)

December 28, 2016

December 28, 2016 – Madaxweynaha dalka Romenia ayaa ka horyimid inuu ansixiyo Ra’iisulwasaaraha cusub ee uu xisbi Xaakimka uu soo magacaabay, haweenaydan oo ah muslim ayaa lagu waday inay noqoto haweenaydii ugu horeysay ee dalkaasi oo xilka Ra’iisul wasaaraha qabata.

Madaxweynaha dalkaasi Klaus Lohannis ayaan wax tafaasiil oo dheeraad ah ka bixn ah ka bixin sababta uu u diiday inuu ku ansixiyo Ra’iisal wasaaraha cusub ee uu soo magacaabay Isbaheysiga Garabka Bidix ee ku guuleystay doorashadii dalkaasi ka dhacday.

Wuxuuna sheegay inuu dhinac walba ka eegay magacaabida Haweenaydan Muslimka ah, balse uu go’aansaday inuu diido, isagoo sheegay inuu markale ka codsanayo xisbigeeda inuu qof kale usoo xusho xilka Ra’iisul wasaaraha.

Hogaamiyaha Xisbiga ku guuleystay Doorashada ee (PSD) ayaan xilka Ra’iisul wasaaraha qaban karin maadaama horey loo xukumay, balse soo magacaabay haweenaydan lagu magacaabo Sevil Shhaideh oo horey xil uga soo qabatay xukuumadii hore.

Haweeneyda Muslinka ah ee xilka loo diiday


December 28, 2016 Geesey

Related Posts

  • Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Cusub ee Dalka Spain (SAWIRRO)
    Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Cusub ee Dalka Spain (SAWIRRO)February 28, 2018
  • Wiilkii Weeraraka ka Gaystay Dalka Belgium-ka oo Soomaali Noqday (VIDEO)
    Wiilkii Weeraraka ka Gaystay Dalka Belgium-ka oo Soomaali Noqday (VIDEO)August 27, 2017
  • Ciidamo Cusub oo ka Socda Dalka Talyaaniga oo soo Gaaray Deegaanada Puntland (SAWIRRO)
    Ciidamo Cusub oo ka Socda Dalka Talyaaniga oo soo Gaaray Deegaanada Puntland (SAWIRRO)June 12, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

One Response to Madaxweynaha Romania oo ka Horyimid Inuu xilka Ra’iisulwasaarenimo u Dhaariyo Haweeney Muslim ah (VIDEO)

  • Ali Adam Abaadir January 1, 2017

    Naagtan aad sawirkeeda meesha soo saartey miyaa muslimad ah mise waa mid kale oo aad sawirkeeda weydeen waaye oo aad tan ku meteleysaan, hadii ay nidan tahay MUSLIM SIDAAN UMA YAAL EE HALAGA FIIRSADO mahadsanidiin.

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled