SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Muuqaalkii u Danbeeyay ee Magaalada Muqdisho & Dhaqanka Shaaha Casariyaha ee Soomaaliya (VIDEO)

December 14, 2016

December 14, 2016 – Dalka Soomaaliya ayaa leh dhaqamo badan oo soo jireen ah, sida kan cabida shaaha iyo Casariyaha, halkaas oo shacabka ay isugu yimaadaan goobaha lagu qaxweysto xiliyada galabtii marka qoraxda ay yara qaboowdo.

Goobahan ayaa ah goobo dadku ay u soo baashaal tagaan ugana sheekaystaan isbadaladii u danbeeyay ee dalka, iyo kan caalamka intiisa kale.

muuqaalkii-u-danbeeyay-ee-magaalada-muqdisho-2017

Dhaqanka Shaaha Casariyaha ayaa ah, dhaqan soo jireen ah oo qarniyo badan ka jira dalka Soomaaliya, waana dhaqan ay ka siman yihiin dadka Soomaalida ah kooda faqiirka ah iyo kan taajirka ah ba.

Share the news-(420i-ix738i

December 14, 2016 Geesey

Related Posts

  • Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada oo Maanta soo Gaaray Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada oo Maanta soo Gaaray Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)January 7, 2018
  • Diyaaradii Ugu Horeysay Mudo 25-Sano Kadib Xalay ku soo Degtay Garoonka Aadan Cadde (VIDEO)
    Diyaaradii Ugu Horeysay Mudo 25-Sano Kadib Xalay ku soo Degtay Garoonka Aadan Cadde (VIDEO)September 24, 2017
  • Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Xariga ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada (SAWIRRO)
    Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Xariga ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada (SAWIRRO)August 16, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled