SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Faah Faahinno Dheeraad ah oo ka soo Baxaya Drone Shalay ku soo Dhacday Deg. Waaberi (SAWIRRO)

July 12, 2016

July 12, 2016 – Diyaarad Drone oo ah nooca wax basaasa ah oo aan hore loogu arag nooceeda ayaa galabnimadii shalay kusoo dhacday xaafadda 1-da Maajo ee Degmada Waaberi ee Bartamaha Magaalada Muqdisho

Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Waaberi, Xuseen Maxamed Cabdi iyo ciidan uu horkacaayay oo gaaray halkii ay ku soo dhacday diyaarada ayaa muddo raadinayay iyadoo la sheegay inuu xareystay nin ka ag dhowaa goobta ay ku soo dhacday oo markii danbe laga soo qaaday.

Drone-Shimbir-2

Diyaaradan oo qaab Shimbir weyn u sameysan ayaa waxaa sheegtay inay leeyihiin ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA, waxaana saldhiga Waaberi ka qaatay sarkaal ka tirsan NISA.

Waa markii ugu horeysay ee NISA ay sheegato inay adeegsato diyaaradaha Drones-ka ee wax basaasa.

Drone-Shimbir-2 Drone-Shimbir-1Drone-Shimbir-3

Share the news-(420i-ix738i

July 12, 2016 Geesey

Related Posts

  • Ciidamada Dowladda oo Kordhiyay Howlgalada Amniga Muqdisho Lagu Sugayo (VIDEO)
    Ciidamada Dowladda oo Kordhiyay Howlgalada Amniga Muqdisho Lagu Sugayo (VIDEO)June 12, 2017
  • Ciidamada Nabad Sugida Qaranka oo Xalay Toogasho ku Dilay Sarkaal ka Tirsanaa Ururka Al Shabaab (SAWIRRO)
    Ciidamada Nabad Sugida Qaranka oo Xalay Toogasho ku Dilay Sarkaal ka Tirsanaa Ururka Al Shabaab (SAWIRRO)March 16, 2017
  • Ciidamada Nabad Sugida oo Xalay Howlgal Balaaran ka Fuliyay Qaar Kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir
    Ciidamada Nabad Sugida oo Xalay Howlgal Balaaran ka Fuliyay Qaar Kamid ah Degmooyinka Gobolka BanaadirMarch 15, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled