SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Ciidamo Ka Socda Dalka Ingariiska oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

May 2, 2016

May 02, 2016 – Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Ciidamo ka socda dalka Ingariiska oo hor dhac u ah ciidamo kale oo dalkaasi ka socda oo la doonayo inay yimaadaan dalka Soomaaliy.

Ciidamada soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay ilaa 10 Askari, waxaana hordhac ay u yihiin ciidamo gaaraya ilaa 80 oo soo gaari doona magaalada Muqdisho maalmaha soo socda.

Ciidanka ingariiska-1

Ula jeedada ay ciidamadani u soo gaarayaan dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay tahay in ciidamada Amisom ay ka caawin doonaan dhanka caafimaadka iyo qaabeynta dagaalka ka dhanka ah Ururka Al Shabaab.

Xoghayaha gaashaandhiga ee dalka Ingariiska Mr. Micheal fallon ayaa sheegay in ciidamada UK ka socda ee soo gaarey dalka Soomaaliya ay ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom ka caawin doonaan howgalka ay ka wadaan dalka Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Sawirrotv.com Muqdisho
May 2, 2016 Geesey

Related Posts

  • Qaraxii Lagu Hoobtay ee Xalay ka Dhacay Magaalada Manchester ee Dalka Ingariiska (VIDEO)
    Qaraxii Lagu Hoobtay ee Xalay ka Dhacay Magaalada Manchester ee Dalka Ingariiska (VIDEO)May 23, 2017
  • Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka Qeybgalay Shir Horudhac u ah kan London (VIDEO)
    Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka Qeybgalay Shir Horudhac u ah kan London (VIDEO)May 10, 2017
  • Shirkii Horudhaca u ahaa kan London oo Hadda ka Socda Caasimadda Muqdisho (VIDEO)
    Shirkii Horudhaca u ahaa kan London oo Hadda ka Socda Caasimadda Muqdisho (VIDEO)May 2, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

One Response to Ciidamo Ka Socda Dalka Ingariiska oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

  • mohamed May 2, 2016

    naguma cusba ciidan yimaada dalka soomaliya ee waxa nagu cusub oo anan wali arag waa cidan wax tar u ah dalka iyo dadka soomaliyeed dhaman waxaan isleeyahy waa danaystayaal maxaa loo waayay dawlad tobabaro iyo mushahaar siisa ciidanka soomaliyeed reer galbeed rajo kama qabo inay ciidan noo dhisaan ee aan rusia iyo chinese mid uun la galo heshiis ciidankii xooga dalka dib loogu dhisayo waxaan isleeyahay waxa ay taagantahay maalintii cabdirashiid cali sharmaarke ka sooxanaaqay maraykan oo uu rusia heshiika la galay.

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled