SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

DAAWO: Muuqaalkii ay soo Bandhigeen Daacishta Dalka Soomaaliya (VIDEO)

April 27, 2016

April 27, 2016 – Ururka Daacish qaybteeda Soomaaliya oo hal maalin ka hor sheegtay inay inay weerar qorshaysan ku qaadeen gawaari ay leeyihiin ciidamada Amisom oo marayay deegaanka Tareedishe (KM-13) ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay fariisin ay tababar ku qaadanayaan tiro dagaalyahano ah oo ku sugan meel kamid ah dalka soomaaliya.

Hadaba muuqaalkan ayaa dhaliyay su’aalo badan iyadoo Maamul waliba oo ka jira dalka Soomaaliya uu is waydiinayo meesha ay tahay fariisimaha ay ku tababaranayaan.

Isis-Somalia-(PLY)-v9

Muuqaalkan ayaa waxaa ka soo muuqday Cabdulqaadir Muumin oo ah Soomaali Sweden kasoo laabtay, balse sanadihii dambe u go’ay ka mid ahaanshaha Kooxda Alshabaab, laakiin bishii oktoober ee sanadkii hore (2015) gobolka Bari ee Puntland kaga dhawaaqay in isaga iyo kooxdiisii uu hogaamin jiray ee Galgala ee ay ka baxeen Alshabaab ayna heshiis la galeen Ururka Daacish.

Muuqaalka ayaa dhaliyey shaki ah in goobtaani ay noqon karto gudaha maamulka Puntland, waloow muuqaalka niman kale oo hadlayay ay adeegsanayeen lahjadda looga hadlo  Koonfurta Soomaaliya.

Laakiin Shakiga ugu badani ayaa waxaa dhaliyey Cabdulqaadir Muumin oo lagu ogaa inuu ku suganyahay buuraha Galgala ee Puntland oo muuqaalkaan kasoo muuqday isagoo kooxdaan hogaaminaya.

 

 

Xafiiska Sawirrotv.com Muqdisho
August 8, 2016 tuugahaladilo2015

Related Posts

  • Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ku Weeraray Hogaamiyihii Ururka Daacish ee Gobolka Bari (VIDEO)
    Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ku Weeraray Hogaamiyihii Ururka Daacish ee Gobolka Bari (VIDEO)November 4, 2017
  • Puntland oo Soo Bandhigtay Dagaalyahano ka soo Goostay Ururka Daacish (SAWIRRO)
    Puntland oo Soo Bandhigtay Dagaalyahano ka soo Goostay Ururka Daacish (SAWIRRO)June 21, 2017
  • Daacishta Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Sawirka iyo Magaca Ninkii Isku Qarxiyay Magaalada Boosaaso (VIDEO)
    Daacishta Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Sawirka iyo Magaca Ninkii Isku Qarxiyay Magaalada Boosaaso (VIDEO)May 26, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More