SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Daacish oo Sheegtay Inay Weerarkeedii Ugu Horeeyay Ka Fulisay Dalka Soomaaliya (SAWIRRO)

April 26, 2016

April 26, 2016 – Ururka xagjirka ah ee ka dagaalama Dalalka Ciraaq iyo Suuriya ee Daacish ayaa wuxuu maanta shaaca ka qaaday in ciidamo iyaga taabacsan ay maanta weerarkii ugu horeeyay ay ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya.

Qoraal uu Ururka Daacish ku baahiyay barta uu ku leeyahay Twitter-ka, ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkan oo loo adeegay qarax lagu weeraray gaari ay leeyihiin Ciidanka Amisom.

Isis-Somalia-(PLY_V)5Inkastoo aan qoraalka lagu xusin xilliga uu dhacay weerarka, ayaa waxaa hadana lagu xusay inuu ka dhacay Deegaanka Tareedisho, oo ku taalla wadada dheer ee xiriirisa Magaalada Muqdisho & Degmada Afgooye.

Wakaaladda wararka u baahisay Daacish ee Amaq ayaa tebisay in la burburiyay gaariga Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, balse maanay kala cadayn waxyeelada ka soo gaartay askarta Amisom.

Weerarka ay masuuliyadiisu sheegatay Daacish ayaa wuxuu noqonayaa kii noociisa ugu horeeyay oo sida ay sheegteen ay ka gaysteen gudaha dalka Soomaaliya, tan iyo markii bishii October koox ka go’day Al Shabaab ay baahisay inay si buuxdo ugu biirtay Daacish.

 

 

 

Xafiiska Sawirrotv.com Muqdisho
July 25, 2016 tuugahaladilo2015

Related Posts

  • Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ku Weeraray Hogaamiyihii Ururka Daacish ee Gobolka Bari (VIDEO)
    Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ku Weeraray Hogaamiyihii Ururka Daacish ee Gobolka Bari (VIDEO)November 4, 2017
  • Puntland oo Soo Bandhigtay Dagaalyahano ka soo Goostay Ururka Daacish (SAWIRRO)
    Puntland oo Soo Bandhigtay Dagaalyahano ka soo Goostay Ururka Daacish (SAWIRRO)June 21, 2017
  • Daacishta Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Sawirka iyo Magaca Ninkii Isku Qarxiyay Magaalada Boosaaso (VIDEO)
    Daacishta Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Sawirka iyo Magaca Ninkii Isku Qarxiyay Magaalada Boosaaso (VIDEO)May 26, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Hooyo Soomaaliyeed oo Taksiile ka ah Dalka Australia oo ka Yaabsatay Ragii (VIDEO)
    Hooyo Soomaaliyeed oo Taksiile ka ah Dalka Australia oo ka Yaabsatay Ragii (VIDEO)May 31, 2016

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2017 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More