SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Wiil Soomaali ah oo Su’aalo Adag Waydiiyay Madaxweyne Barack Obama (VIDEO)

April 24, 2016

April 24, 2016 – Wiil Soomaali ah oo ku nool dalka Ingariiska ayaa Madaxweynaha waqtigiisa uu sii dhamaanayo ee dalka Mareykanka Barack Obama weydiiyay su’aalo wanaagsan oo adag, kuwaasi oo ku saabsanaa dalka Soomaaliya gaar ahaan biyaha Soomaaliya oo maraakiibta badan oo shisheeye ay ku sugan yihiin.

Wiilkan ayaa madaxweyne Obama waydiiyay, bal waxa uu maxaweynaha ka ogyahay maraakiibta shisheeye ee dalka Soomaaliya ku shuba sunta haraadiga Nugliyeerka ee ay ku daadiyaan xeebaha dalka Soomaaliya iyadoo badda dalka Soomaaliya ay ku sugan yihiin maraakiib dagaal oo ka socda wadamo badan.

britain-eu-obama-(SML)

Su’aashii kale ee taasi daba sootay ee uu wiilkaasi weydiiyay ayaa ahayd, in isbuucii la soo dhaafay ay in kabadan 500 oo dhalinyaro Afrikaan ah oo u badnaa soomaali ay ku dhinteen badda u dhaxaysa dalalka Masar iyo Talyaaniga, iyo waxa uu madaxweyne Obama u qabankaro arimahaasi inta yar ee uu xilka hayo.

 

 

Xafiiska Sawirrotv.com Muqdisho
July 25, 2016 Geesey

Related Posts

  • Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ku Weeraray Hogaamiyihii Ururka Daacish ee Gobolka Bari (VIDEO)
    Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ku Weeraray Hogaamiyihii Ururka Daacish ee Gobolka Bari (VIDEO)November 4, 2017
  • Militeriga Maraykanka oo Xaqiijiyay Inay Qaarijiyeen Afhayeenkii AlShabaab ee Gobolka Banaadir (Cali Jabal)
    Militeriga Maraykanka oo Xaqiijiyay Inay Qaarijiyeen Afhayeenkii AlShabaab ee Gobolka Banaadir (Cali Jabal)August 5, 2017
  • Askari Somali-American ah oo Toogasho ku Dilay Gabar Cadaan ah (VIDEO)
    Askari Somali-American ah oo Toogasho ku Dilay Gabar Cadaan ah (VIDEO)July 18, 2017

Popular Posts

  • Su’aalihii Gabadha & Hillery (VIDEO)March 2, 2016
  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)July 24, 2016
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya  (Dhagayso)
    Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Biyaha Wabiga Shabeele ee ay Leexsatay Dowladda Itoobiya (Dhagayso)March 28, 2016

One Response to Wiil Soomaali ah oo Su’aalo Adag Waydiiyay Madaxweyne Barack Obama (VIDEO)

  • abdi April 24, 2016

    Good question to the wrong person! It is not Obamas responsibility to guard our coast it is the Somali leaders who unfortunately failed to protect their people.

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

DAAWO: Weerarkii Ismiidaminta ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Hotel Peace (VIDEO)

RAADi

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Soomaalida Xaafadda Islii oo Qatiyaan ka Tagan Kooxda Super Power ee Magaalada Nairobi (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo Feeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka Qosliyay Madaxweynaha, Si Sarbeebana u Karbaashay Qurba Joogta (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Horumarka iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Jira Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

Shabaab oo soo Bandhigtay Miinooyin ay u Dhigeen Ciidamada Amisom, Dowladda Iyo Kuwa Puntland (VIDEO)

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled