SawirrotvSawirrotv
  • HOME
  • SAWIRRO
  • NEWS Hit’s
  • VIDEO’S
  • NEWS
  • TOP’ 10
  • TECH
  • TAG

Latest News  

Madaxda Dalalka IGAD oo Kulan Dagdag ah ku Yeeshay Qadka Internetka  (SAWIRRO)

Madaxda Dalalka IGAD oo Kulan Dagdag ah ku Yeeshay Qadka Internetka (SAWIRRO)

March 30, 2020

Shirkan deg-degga ah ee IGAD waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyna dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Raiisul …

Read more »

DAAWO:  Life of Somali Famale Entrepreneurs

wararka-maanta-15-7-14-new-70

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjire James Swan (SAWIRRO)

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjire James Swan (SAWIRRO)

March 26, 2020

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u …

Read more »
Dowladda Federaalka oo Wali Dagaal Xoogan Kula Jirta Ururka Alshabaab (VIDEO)

Dowladda Federaalka oo Wali Dagaal Xoogan Kula Jirta Ururka Alshabaab (VIDEO)

March 26, 2020

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Daynuunay ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaa in Ciidamada dowladda dagaal ay kula wareegeen deegaankaasi, kadib markii …

Read more »
Ismiidaamin Maalintii Shalay Ahayd ka Dhacday Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Ismiidaamin Maalintii Shalay Ahayd ka Dhacday Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

March 26, 2020

Ismiidaamintan oo uu gaystay nin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab ayaa sababay dhimashada saddex qof iyo dhaawacyo kaladuwan oo uu ugaystay saddex qof …

Read more »
Dowladda Soomaaliya oo La Soo Gaarsiiyay Qalab Looga Hortago Cudurka CoronaViruska (SAWIRRO)

Dowladda Soomaaliya oo La Soo Gaarsiiyay Qalab Looga Hortago Cudurka CoronaViruska (SAWIRRO)

March 25, 2020

Garoonka Diyaaradaka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray diyaarad siday qalabka la dagaalanka cudurka COVID-19, ee ka dhashay Coronaviruska. Diyaarad laga leeyahay …

Read more »
Qarax Maanta ka Dhacay Muqdisho & Ninkii Waday Gaariga oo Gacanta Lagu Dhigay (SAWIRRO)

Qarax Maanta ka Dhacay Muqdisho & Ninkii Waday Gaariga oo Gacanta Lagu Dhigay (SAWIRRO)

June 15, 2019

Qarax xoogan ayaa maanta waxa uu ka dhacay agagaarka Isgooska KM 4 ee magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw Bar koontarool oo …

Read more »
Xulka da’yarta Soomaaliya oo ka Qayb Qaadanaya Koobka kubad-cag-yaraha Adduunka (SAWIRRO)

Xulka da’yarta Soomaaliya oo ka Qayb Qaadanaya Koobka kubad-cag-yaraha Adduunka (SAWIRRO)

June 13, 2019

Xulka da’yarta Soomaaliyeed ayaa Sanadkan ka qayb qaadanaya Koobka kubad-cag-yaraha Adduunka ee(Mini-football World Cup 2019). Sanadkan waxaa tartankan ka qayb qaadanaya 32 xul …

Read more »
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday Ciidamo ku Jira Xerada Tababarka Gen. Gordan (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday Ciidamo ku Jira Xerada Tababarka Gen. Gordan (SAWIRRO)

June 13, 2019

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ee loo diyaarinayo howl-gallo …

Read more »
Dab Xoogan oo Maanta ka Kacay Kaalinta Shidaalka Isgoyska Banaadir (SAWIRRO)

Dab Xoogan oo Maanta ka Kacay Kaalinta Shidaalka Isgoyska Banaadir (SAWIRRO)

January 17, 2019

Dab xoogan ayaa maanta ka kacay Xarun Kaalin Shidaal oo ku taalla meel ku dhaw Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho,dabkan ayaa ahaa mid …

Read more »
Saraakiil Cusub oo lagu soo tababaray Dalka Turkiga oo soo Gaaray Muqdisho (SAWIRRO)

Saraakiil Cusub oo lagu soo tababaray Dalka Turkiga oo soo Gaaray Muqdisho (SAWIRRO)

January 11, 2019

Ciidamo gaaraya ku dhowaad boqol saraakaal iyo saraakiil xigeeno oo dalka Turkiga lagu soo tababaray ayaa dib ugu soo laabtay dalkooda hooyo. Saraakiishan …

Read more »
Dab Xoogan oo Xalay ka Qarxay Suuqa Bakaaraha (SAWIRRO)

Dab Xoogan oo Xalay ka Qarxay Suuqa Bakaaraha (SAWIRRO)

January 11, 2019

Dab xoogan ayaa xalay maqribkii waxa uu ka qarxay gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan aagga Bacadlaha. Dabkan oo la sheegay inuu ka dhashay …

Read more »
Siciid Cabdullaahi Dani oo ku Guulaystay Xilka Madaxweyne ee Maamulka Puntland

Siciid Cabdullaahi Dani oo ku Guulaystay Xilka Madaxweyne ee Maamulka Puntland

January 9, 2019

Doorashada xilka Madaxweynaha Puntland ee ka socotay Magaalada Garowe oo la isla gaaray wareegii saddexaad ayaa waxaa ku soo baxay Siciid C/laahi Dani …

Read more »
Madaxweynha Jubbaland iyo Ciidamo uu Wato oo Gaaray Degmada Afmadow (SAWIRRO)

Madaxweynha Jubbaland iyo Ciidamo uu Wato oo Gaaray Degmada Afmadow (SAWIRRO)

January 8, 2019

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland mudane, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ay wehliyaan saraakiil iyo ciidamo katirsan maamulka Jubbaland ayaa gaaray degamada Afmadow …

Read more »
Ra’iisul wasaare Khayre oo Kormeeray Howlaha Dekadda Muqdisho (SAWIRRO)

Ra’iisul wasaare Khayre oo Kormeeray Howlaha Dekadda Muqdisho (SAWIRRO)

January 6, 2019

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho si uu ugu kuur galo habsami …

Read more »
Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Dalka Laga Eryay & Dowladda oo ka Hadashay (VIDEO)

Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Dalka Laga Eryay & Dowladda oo ka Hadashay (VIDEO)

January 2, 2019

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay go’aankii dowladda Federalka Soomaaliya ay dalka kaga ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay …

Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ansixiyay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka (SAWIRRO)

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ansixiyay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka (SAWIRRO)

December 31, 2018

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi …

Read more »
Ciidamada Dowladda oo Kala dhex Galay Maleeshiyaadkii Ku Dagaalamay Kaxandhaale (SAWIRRO)

Ciidamada Dowladda oo Kala dhex Galay Maleeshiyaadkii Ku Dagaalamay Kaxandhaale (SAWIRRO)

December 30, 2018

Ciidamada Dowladda Federaalka oo isugu jira Boolis, Nabad Suggid iyo Militari ayaa kala dhex galay laba Maleeshiyo beeleed oo maalmihii la soo dhaafay …

Read more »
Guddiga Maaliyadda Qaranka oo Doortay Gudoomiye & ku Xigeenadiisa (SAWIRRO)

Guddiga Maaliyadda Qaranka oo Doortay Gudoomiye & ku Xigeenadiisa (SAWIRRO)

December 27, 2018

Doorashada guddoonka guddiga maaliyada qaranka ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Waxaana Xildhibaan Maxamuud Siraaji ayaa loo doortay guddoomiyaha …

Read more »
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Sagootiyay Mr Vikram Parekh (SAWIRRO)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Sagootiyay Mr Vikram Parekh (SAWIRRO)

December 25, 2018

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta kulan sagootin ah ugu sameeyey madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Mr Vikram Parekh …

Read more »
Maxakamadda Darajada Kowaaad oo Xukun ku Fulisay Nin Qaraxyda Suubin Jiray (VIDEO)

Maxakamadda Darajada Kowaaad oo Xukun ku Fulisay Nin Qaraxyda Suubin Jiray (VIDEO)

December 25, 2018

Maxakamadda Darajada Kowaaad ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin ka tirsanaa ururka Shabaab, kaasi oo …

Read more »
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo Maanta Kormeeray Tiyaatarka Qaranka (Sawirro)

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo Maanta Kormeeray Tiyaatarka Qaranka (Sawirro)

December 24, 2018

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer kutagay Tiyaatarka Qaranka ee Golaha Murtida oo ay weli ka socdaan howlo dib u dhis …

Read more »
1234»102030...Last »

DAAWO: Qaybtii Labaad ee Waraysigii Af Hayeenka Guud ee Al Shabaab Cali Dheere (VIDEO)

DAAWO: Qaybtii Labaad ee Waraysigii Af Hayeenka Guud ee Al Shabaab Cali Dheere (VIDEO)

Muuqaalkii u Danbeeyay ee Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Muuqaalkii u Danbeeyay ee Magaalada Muqdisho (VIDEO)

RAADI

SHARE – the News

AdvertisementAdvertisementAdvertisementAdvertisement

DAAWO: Quruxda Magaalada Qadiimiga ah ee Cadale Somalia (VIDEO)

DAAWO: Quruxda Magaalada Qadiimiga ah ee Cadale Somalia (VIDEO)

AQRISO

Al Shabaab Amisom Baarlamaanka Badda Soomaaliya Booliska Britian Bulshada Ciidamada Ciidanka NISA Daacish Doorashooyinka Dowladda Farmaajo G/Gobolka Galmudug Hiiraan Hirshabeele Itoobiya Jubbaland Kenya Koonfur-Galbeed Madaxweynaha Madaxweyne Farmaajo Maraykanka Muqdisho News Puntland Qarax Qarax Gaari Qarax Muqdisho Qaxooti Qubanaha Sacuudiga SAWIRRO Shirka Somalia Somaliland Soomaaliya Sports Turkiga UK Viral Weerar Xasan Cali Khayre Yurub

Nolosha Muqdisho

Nolosha Muqdisho

Popular Posts

  • Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
    Gaari Qarax Laga soo Buuxiyay oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO) July 24, 2016
  • Wasiirka Cusub ee Maaliyadda oo Maanta Xilkii lagu Wareejiyay  (VIDEO)
    Wasiirka Cusub ee Maaliyadda oo Maanta Xilkii lagu Wareejiyay (VIDEO) April 1, 2017
  • Ciidamo Ka Socda Dalka Ingariiska oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho
    Ciidamo Ka Socda Dalka Ingariiska oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho May 2, 2016
  • Madaxwynaha Soomaaliya oo Mudo 60 Cisho u Qabtay Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab (VIDEO)
    Madaxwynaha Soomaaliya oo Mudo 60 Cisho u Qabtay Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab (VIDEO) April 6, 2017
  • Waa kuma Mas’uulka Maanta Lagu Wareejiyay Xilka Gudoomiyaha Maxkamadda Sare?
    Waa kuma Mas’uulka Maanta Lagu Wareejiyay Xilka Gudoomiyaha Maxkamadda Sare? May 4, 2016
  • Hooyo Soomaaliyeed oo Taksiile ka ah Dalka Australia oo ka Yaabsatay Ragii (VIDEO)
    Hooyo Soomaaliyeed oo Taksiile ka ah Dalka Australia oo ka Yaabsatay Ragii (VIDEO) May 31, 2016
  • Xawaaraha Mobile Internet-ka Dalka Soomaaliya oo sii Caga Cagaynaya 4G Plus  (VIDEO)
    Xawaaraha Mobile Internet-ka Dalka Soomaaliya oo sii Caga Cagaynaya 4G Plus (VIDEO) May 25, 2016
  • DAAWO: Maxaa ka Jira in Dowladda Sacuudiga ay Taageertay in Soomaaliya loo Kala Qaybiyo Itoobiya iyo Kenya (VIDEO)
    DAAWO: Maxaa ka Jira in Dowladda Sacuudiga ay Taageertay in Soomaaliya loo Kala Qaybiyo Itoobiya iyo Kenya (VIDEO) January 6, 2017
  • Wiil Soomaali ah oo Su’aalo Adag Waydiiyay Madaxweyne Barack Obama (VIDEO)
    Wiil Soomaali ah oo Su’aalo Adag Waydiiyay Madaxweyne Barack Obama (VIDEO) April 24, 2016
  • Madaxweynaha Romania oo ka Horyimid Inuu xilka  Ra’iisulwasaarenimo u Dhaariyo Haweeney Muslim ah (VIDEO)
    Madaxweynaha Romania oo ka Horyimid Inuu xilka Ra’iisulwasaarenimo u Dhaariyo Haweeney Muslim ah (VIDEO) December 28, 2016

SAWIRRO

SAWIRRO

Weerarkii xeebta Liido

Weerarkii xeebta Liido

Somali Gangz in Canada

Somali Gangz in Canada

SAWIRRO: Dagaalkii Tuulada Halgan Shabaab iyo Itoobiya

Dagaalka Tuulada Halgan Shabaab iyo Itoobiya

Nala Soo Xiriir

Your message was successfully sent. Thank You!

  Somalia

Qaybta Xayeesiinta

daar
Copyright © 2011-2019 SawirroTV.com All Rights Reserved
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More
Privacy & Cookies Policy
Necessary Always Enabled